Naalaye, waxaa la smayn doonaa lambar free ah oo naalaye ku wada hadlo

Waxaa soo baxday tirada 322 nin oo Nalaye oo mid walba laga rabo $58 dollar, iyo gaadhi caqilka loo rabo

             Kusoo Dhowow Nalaye

 
Boga NALAYE waxaa loogu tala galay in lagu kala qaato wararka qoyska Nalaye, ku abtirsada xaladahooda kala duwan sida.
  1. kuwo aan cidi umaqnayn kana xishooda inay cid wacaan laakiin xaalad adag kujira
  2. kuwo aan daba shidanoo awoodinba inay qof wacaan oo reer Nalaye ah
  3. kuwo ku daaley wicid oo kay wacayeena u aamusay cidna uusan usheegin
  4. kuwo dayn la ildaran oo xishoonaya, laakiin la ogyahay
  5. kuwo jiro iyo dacdaro la daanduunsan oo aaminsanba in caleentiisii cadaatay
  6. iyo dhamaanba nin doorka qoyska oo dhuumasho madaxa marta kadib mag lagu lahaa oo labixin kari waayey kii ku lahaana balantiisii la dhaafay,oo inuu aar goosto isna madaxu uduuban yahay.

Hadaba hadaad doonayso inaad wax ka bedesho qof reerka ah oo tabaalaasan soo booqo NALAYE.

Unaxariiso qof dhulka jooga ALLAH samada ayuu kaaga naxariisanayaa.

Hadaanu kuu soo ururinay warar laga ilaaliyey kutiri kuteen iyo waa lasheegay iyo weliba warbixino kusaabsan qoyskaaga maad nooga mahadcelin.

 

 

KHudbadii Ambasador Aden Hashi ee Nairobi

Khudbadii ugu horeysey ee Aden HASHI ujeediyo dadwaynaha somaliyeed tan iyo markii dawladii dhexe bur-burtay hoos ka dhegayso

Nairobijuly22.rm khudbadani waxay la xidhiidhaa bilowgii SSC


Caaqilkiinu waa gaadhi la`aan !!

Waxaa dhowaan shaaca laga qaaday in Caaqilka loo gado gaadhi.

 

                                 Ila Qosl

Waxaan ka maqlay Diriye xooje hadaad aragto qof NALAYE ah oo aan labada fool ee hore u waaweynayn fii shii

Murtidii sii jeed iyo soo jeed

Soo jeeso, ma ogtahay in aynu lahayn halyeyo hadana leenahay oo Salaad serar sanadadii 60kii samaystay xisbigii calanka cad ee faraska cadi ku sawiraa,ee musuq-masuq awgeed mohamud garaad u codayn waayeen,

ADEN Hashina ardaydii waqyiga oo dhan lambar one galay oo weliba jamacatul asharta ka qalin jebiyey,oo cigaaley oo dhan ilaa uu saxeex ugu duugo visaha cagaha soo dhigayn xamar, tolkiisna ku tiriba 70 sanadkii 70kiii u dhoofiyey dalalkooda ceelashii saliida laga dhuuqi jirey.

Adeer waan ogahay in Salaad taarikh lahaa oo weliba garaadka jama siyaad samayntiisa lahaa oo deeqna daar yagoori kutiil siiyeye, ADANA dawlad ahaaye kuwuu dhoofiyeyna la soo degeen sacad seko 5 iyo record national bansonic iyo bakoorada curyaamiinta loogu talagaleye oo isagii shaxaad ugu yimaadeene,waxaan ku waydiiyey jini caqilkan carablow ee warsame isku dhererinaya ee u qayilay ilaa aan caaqil uyeesho soo jeesan maayo.

                                Ila Qosol

Waxaa layidhi Adeer cisman gawaafe ayaa ciidan uu wato ayaa awr goola kusoo baxay deedna way qasheen iyagoo awrkii hilibkiisii cunaya ayaa waxaa u yimi niman doonaya awrkii waxay waydiiyeen inay arkeen awr tilmaamhaa leh, ciidankii ayaa cismaan farta ugu fiiqay nikaa waydiiya,nimankii ayaa ku yidhi adeer magacaa wuxuu ugu jawaabey magaceen waa islame xayir baa la iyiraa, way iska aamuseen waxbana maysan sii waydiin.

Abdulahi sudan tima cade

 

 
Tima-Cadde (Idaajaa)
Hal-ku-dhegyo
Kana Siib Kana Saar
Casiisaw Mahadaa
Geela
Dugsi Ma Leh...
Hadafka Baarlamaan

Kala Daaya

 

 

 

 

 

Qamaan & Barni

 idaa jaa

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

       
 

 

   

 

 

 

 

Ababulayaashii gobonimodoonka SYL

1. Yaasiin Xaaji Cismaan
2. Cabdulqaadir Sheekh Sakhaawodiin
3. Maxamad Cismaan Baarbe.
4. Maxamad Faarax Hilowle
5. Sayidiin Xirsi Nuur
6. Maxamad Cali Nuur
7. Maxamad Cabdalla Xayeesi
8. Xaaji Maxamad Xuseen
9. Khaliif Huudow Macallin
10.Cismaan Geedi Raage
11. Dheere Xaaji Dheere
12.Daahir Xaaji Cismaan (Dhegaweyne)
13.Cali Xasan Cali (Barduure)

Waxaa 13-ka dhalinyarada ugu nolol dambeeyey labo nin oo kala ah Daahir Xaaji Cismaan (Dhegaweyne) oo sanadkii 2008 ku geeriyooday degmada Qardho iyo Cali Xasan Cali Maslax (Barduuro) oo isaguna 10 December 2009 ku geeriyooday magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Waxaa sidoo kale magaalada Muqdisho lagu aasay bishii June 2007 madaxweynihii ugu horeeyey ee Soomaaliya Alle ha u naxariistee Aadan Cabdulle Cismaan (Aadan Cadde) oo isla bishaas June 2007 ku dhintay isbitaal ku yaalla Nairobi. Waxaana uu ka mid ahaa raggii taariikhda lahaa ee dalka, Aadan Cadde waxa uu sidoo kale xubin ka noqday SYL.

Hadaba guud ahaan halyeyada taariikhda iyo sharafta ku leh ummada Soomaaliyeed ee geeriyooday waxaan leenahay Alle haka abaalmariyo halgankii ay u soo galeen wadankooda iyo sidii ay uga hortegeen cadowgii dalka ee gaalada ahaa…..Aamiin.

Filimda iyo radraca tarikhda

425 views - 1 comment
413 views - 1 comment
493 views - 0 comments

Hanbalyaeynta & dhalashoyinka & farxadaha

  • I am the new one

    viagra without prescription viagra without prescription is viagra over the counter
  • http://www7.buyerpricer.com/Go.aspx?rurl=https://twitter.com/thelinklater?lang=en

    If some one needs to be updated with newest technologies afterward he must be go to see this web site and be up to date daily.|

Madonaysaa inaad caawiso NALAYE

  • 4.96%
    caawin Goal: $2015.00 Raised: $100.00 0 donations