Naalaye, waxaa la smayn doonaa lambar free ah oo naalaye ku wada hadlo

Waxaa soo baxday tirada 322 nin oo Nalaye oo mid walba laga rabo $58 dollar, iyo gaadhi caqilka loo rabo

News

Waxaa soo kordhay arin u baahan in aynu ka wada hadalo oo ku saabsan ciise abdi 


view:  full / summary

Hala yabin hadad maqashid ilmo yar aya wax toriyeeyey.

Posted on January 20, 2012 at 7:20 PM Comments comments (98)

Arin la yaab leh ayaa waxaa la sheegay inay ka dhacday magaalada Virginia ee dalkaas Mareykanka ka dib markii wiil yar oo 5 sano jir ah ay boooliiska magaaladaas xabsiga dhigeen iyadoona wiilkaas lagu soo eedeeyey inuu tooreeyey dad gaaraayo ilaa iyo 3 qofood.

Wiilkaan yar ee 5 sano jirka ah oo aan magciisa la shaacin ayaa waxaa la sheegay inuu 3 qofood uu dhaawacay ka dib markii shey af leh oo sida mindida oo kale ah uu ku dhaawacay dadkaas iyadoona 2 ka mid ah dadkaasi ay ahaayeen kuw...

Read Full Post »

Gabadhii ugu tamaha badneyd adunka.

Posted on January 20, 2012 at 7:10 PM Comments comments (5)

Gabar yar oo 11 sano jir ah una dhalatay dalkaasi Thailand ayaa waxaa la sheegay inay noqotay oo loo aqoonsady inay tahay gabadha adduunka ugu timaha badan iyadoo gabadhaasina uu dhamaan jirkeeda gaar ahaana wajigeedu uu qariyey timo aad iyo aad badan taas oo ay dad badani oo adduunka ka mid ahna ay aad iyo aad ay ula yaabeen.

Supatra Sasuphan oo ah 11 sano jir kun nool magaalada Pranakom ee dalkaasi Thailand ayaa waxaa dhawaantaan laga diiwaan galiyey buuga loo yaqaan Guinness Book of ...

Read Full Post »

naleye

Posted on January 14, 2012 at 6:20 PM Comments comments (42)

 

Boqorada Dalka Holland oo Todabaad gudihiisa xiratay ama ay ku labisatey xijaab xilli ay booqaneysay masaajid weyn

Boqorada dalka Holland ayaa waxaa la sheegay inay mar kale mudo todabaad gudihiisa ah ay xiratay ama ay ku labisatey xijaab xilli ay booqaneysay masaajid weyn oo ku yaala magaalada Masqat ee caasimada dalkaas Cummaan iyadoona ay boqoradu ay gaaashaanka ku dhufatey oo wax kama jiraan ay ku tilmaantey eedeymo horey loogu soo jeediyey.

Boqorada dalka Holland...

Read Full Post »

Murtidaa maanta

Posted on June 11, 2011 at 8:42 AM Comments comments (61)

Hargeisa Nalaye: Murtidii Labowejilaha Hargeisa Maansha Allaah; Alleylehe, Ingiriisku qaddiyaddeena wuu fahamsan yahay kol hadduu Qaramada Midoobay ka dalbanayo in loo fasaxo sidii uu booliskeena ammaanka ilaaliya u taageeri lahaa, wax la sugaamba waa BAAN KIIN MOON oo OK-da ugu dhufta, waliba ictiraafkana ha loo hoos raaciyo si uu u saxeexo illeyn waa indhayartaasiye oo wax badan arki maayee. Weger; Adeer, adduunyada BOROBAGAABDHO ayaa lagu kala badiyey, SIILAANYANA  maaha in kaart...

Read Full Post »

IIMANKA

Posted on May 25, 2011 at 6:27 AM Comments comments (15)

Waxaan aqristay qiso , taasoo ku saabsaneyd in abaar ay ku dhacday tuulo , oo roob li’i uu asiibay , odaygii tuulada ayaa waxa uu go,aansaday in dadka uu ugu yeero inay sameeyaan salaada roob doonka oo lagu qabto goob banaan ah , si uu allah ugu arzuqo daruur roob leh si murugada ay uga baxaan , dadku markii ay kulmeen ayaa wadaadkii tuulada uu ku qeylo dhaamiyay “ dadka aan iimaanka laheynow .. naxariis ma muteysanaysaan” , dadkii meeshaas joogay ayaa waxa ay muujiyeen laya...

Read Full Post »

Gabagabadii Caawinta

Posted on April 15, 2011 at 8:30 AM Comments comments (41)

Nalaye.15 apr 2011, Waxaa la soo gabagabeeyey gurmadkii caawinta NALAYE oo ku dhamaatay si fiican,

NALAYE, wuxuu uga mahadcelinyaa dadkii iska lahaa fikradaa wanaagsan, marwalbana wuxuu u taagan yahay inuu dadkiisa wax taro,

Sida caawinta loo bixiyey waa 35 qoys qoys walba waxaa la siiyey lacag dhan $ 60 dolar 5 qoysana waxaa la siiyey 30 dolar, 40 qoys ayey isku noqdeen inta hada wax lagaadhsiiyey.

markii NALAYE ku soo noqday lascanod wuxuu la kulmay ilaa 10 qoys oo aa...

Read Full Post »

qoristii webka oo bilabantay

Posted on April 9, 2011 at 5:20 AM Comments comments (0)

 

Ciise abdi serar oo dhuuxaya khudbadii Aden HASHI kal hore ka jeediyey nairobi

 

 

Kulankii 8aad ee ss

Posted on July 29, 2010 at 6:00 AM Comments comments (34)

 

Waryaahee ninkii A/hakim ahaa ayaa su`aal dadkii soo dhex dhigay oo qof k...

Read Full Post »

Shir ka dhacay nairobi

Posted on July 23, 2010 at 7:10 AM Comments comments (42)

Niarobi{NALAYE}- Shir balaadhan ayaa ka dhacay magaalada nairobi shirkaas waxaa hadalo wax tara ka soo jeediyey Danjire Aden Hashi MOHAMED.

Aden Hashi Mohamed oo ka hadlaya shirka

Aden wuxuu sheegay in la iskaashado oo wax lawada qabsado islamarkaana laga baxo tafaraaruqa dadka hadheeyey si ...

Read Full Post »

Kulankii 4aad ee ss

Posted on May 30, 2010 at 7:25 AM Comments comments (0)

Sii jeedow horta maalinwalba hadalka anigaa kaaga horeyee waxaan ku idhi maad hadasho,oo dadkaaga ku qaylisid oo tidhahdo iskaashada,ismaqla oo waaba lagu dooran lahaaye isasoo sharaxdo.

Adeer, iskashigan iyo...

Read Full Post »

Kulankii 3aad ee sii jeed iyo soo jeed

Posted on May 20, 2010 at 5:38 AM Comments comments (1)

                                                                      

Awgayaow soo jeeso,...

Read Full Post »

Captan Asli cabaade

Posted on May 19, 2010 at 11:58 PM Comments comments (1)

Asli cabaade waxay ku dabaal degi jirtey diyaaradihii dagaalka ee somali air force 

                        Asli cabade

 

Asli waxay hada ku nooshay wadanka sweden

 

 

 

 

 

Kulankii 2aad ee sii jeed iyo soo jeed

Posted on May 17, 2010 at 6:45 AM Comments comments (413)

 

                                                                            

Read Full Post »

Kulankii 1aad ee soo jeed iyo sii jeed

Posted on May 14, 2010 at 8:52 PM Comments comments (3)

                                                                                   ...

Read Full Post »

10kii wadad ee ladiley 1975

Posted on May 5, 2010 at 6:51 AM Comments comments (1)

Maalinimadii Axadda ee ay bisha Muxarram ahayd 7da sanadkii 1395kii , taasoo ku beegnayd 19kii January 1975kii waxay maxkamaddii milaterigu soo saartay go'aan kale oo u dhignaa sidan:-"Maxkamaddu waxay ku xukuntay 4 ka mid ah culimada dil toogasho ah,markii ay ka hor yimaadeen xeerarka cusub iyagoo isku qarinaya huga Diinta Islaamka, 3 kalana waxay ku xukuntay 30 sano oo xadhig ah, 15 kalana 20 sano oo xadhig ah".

Subaxii Khamiiseed ee ay bisha Muxarram ahayd 11ka sanadkii 1395kii, kuna...

Read Full Post »

Gabadh somali ah oo dhashay labo cunug oo isku dhegan

Posted on April 12, 2010 at 7:31 AM Comments comments (4)

Qoys somaliyed ayaa labo cunug oo isku dhegan ugu dhasheen Camp ku yaala xeryaha qaxootiga loo ooday ee somalidu ku jirto ee dhadhaab.

Labadn cunug oo iskaga dhegan xudunta ilaa qaarka danbe ayaan lakala garan karin dhedig iyo lab kay yihiin, mudo kadib ayaa waxaa dhintay mid ka mida caruurtii, hada dhibaatada jirtaa waa sidii loo bad baadin lahaa ka nool, dhakhtarada ayaa aad uga walaacsan sidii loo badbaadin lahaa qof nool oo uu ku dhegan yahay qof dhintay.

 

wixii wa...

Read Full Post »

Rss_feed

Filimda iyo radraca tarikhda

425 views - 1 comment
413 views - 1 comment
493 views - 0 comments

Hanbalyaeynta & dhalashoyinka & farxadaha

  • I am the new one

    viagra without prescription viagra without prescription is viagra over the counter
  • http://www7.buyerpricer.com/Go.aspx?rurl=https://twitter.com/thelinklater?lang=en

    If some one needs to be updated with newest technologies afterward he must be go to see this web site and be up to date daily.|

Madonaysaa inaad caawiso NALAYE

  • 4.96%
    caawin Goal: $2015.00 Raised: $100.00 0 donations