NALAYE, marwalba wuxuu kuu balan qaadayaa inuu isku dayo inuu kaaga jawaabo su`aasha aad soo waydiiso, waxaa marwalba loo bandhigaa su`aashaada ilaa sadex xubnood oo NALAYE ku qanacsan yahay, hadaadan ku qancin jawaabta waxaa loo gudbinayaa dhamaan xubnaha Nalaye oo go`aan kama danbaysa gaadha
mahadsanidin
Maxaad Su`aalaysaa NALAYE
jawaab nalaye
Maxaad Su`aalaysaa NALAYE
Xagee ka yimi asalka magaca nalaye
wuxuu ka yimi oo ka soo jeedaa labo nin oo isku qabsaday gabadh qurux iyo qaayo badnayd guurkeedii
Xagee ka yimi asalka magaca nalaye
kama soo jeedo guur ee sidaan aabahay ka maqlay wuxuu ka soo jeedaa dhega adayg iyo garmaqaatanimo
Xagee ka yimi asalka magaca nalaye
Ma`aha ee wuxuu ka yimi yaraan
jawaab nalaye
anigu waxaan filayaa nalaye in uu dhego adkaa waxaan maqlay,inla isku qabsaday gowrac neef, kadibna nalaye lagu yiri waar qiblada ujeedi oo uu yiri, illahay waa joogaa meelkastaba,neefkiina sidaas isagu ku gowracay-isagoon qiblada ujeedin, waa sidaan anigu maqlay,bye ali abdi hashi
War ali
Magaca NALAYE sidee kuyimi bay ahayd su`aashu
Maxaad daliil haysaa in NALAYE neef gawracay aan qiblada loo jeedin ileen muslim buu ahaa odayguye?
Adan HASHI iyo Siyaaasada Maanta
Adam Hashi Siyaasada somaliya hadeer ma ka qayb qaadan karaa?
Anigu waxaan odhan lahaa maya,waayo cid uu fahmayaba ma jirto markaa inuusan ka qayqaadan baa ila fiican
Adam Hashi Siyaasada somaliya hadeer ma ka qayb qaadan karaa?
Anigu waxaan ku talin lahaa in uu ku maararoobo oo meelahaa iska mar-maro ileen siyaasadi majirtee iska dhex boodo dadkiisa oo waa adan adan la yiraado
Adam Hashi Siyaasada somaliya hadeer ma ka qayb qaadan karaa?
KKKKKKKK Waa yaab in kufilan siyaasada wuu ka soo qaateye ma qabiilbuu hada ka qayb qaadan karaa waa maya ma geli karo
Adam Hashi Siyaasada somaliya hadeer ma ka qayb qaadan karaa?
Maya aniga tayda