Naalaye, waxaa la smayn doonaa lambar free ah oo naalaye ku wada hadlo

Waxaa soo baxday tirada 322 nin oo Nalaye oo mid walba laga rabo $58 dollar, iyo gaadhi caqilka loo rabo

Ina omar husein aw hersi

Nlaye: waaxaa la keenay Nairobi wiil uu dhalay omar husein aw hersi oo labada indhoodba aan waxba ka arkayn NALAYE wuxuu go`aan ku gaadhey bal in wax loo qabto waxaa lagu caawiyey lacag dhan us$4000.

Dadkii abaruhu wax yeeleeyeen oo la cawiyey

Nalaye,12 april, waxaa dadkii abaruhu wax yeeleeyeen la gaadhsiiyey lacag dhan $2500 oo doolar.

 

 

Reerkii turkiga joogey

11/05/2012 Waxaa lagu caawiyey lacag dhan us$500.00 waxaa la rajaynayaa inay u haajiraan america sida ugu dhaqsaha badan, nalaye marwalba dadkiisa wuu caawinayaa meelkasta oo ay joogaanba insha ALLAH

 

                                  Dadka la caawiyey

Waxaa lacaawiyey dad xalado kala duwan loo caawiyey sida usahlid dhoofin,magbixin hadana qorshe badan baa jira insha  ALLAH

Carurtii turkiga

Waxaa qorshaha dhow ku jirta sidii loo caawin lahaa 3 caruura iyo hooyadood oo ku tabalaysan xero qaxooti oo kutaal wadanka turkiga.

                                                                     Hadii aad caawinayso la soo xidhiidh

  1.  Abdifatah warsame serar
  2. Abdifatah abdilahi hashi
  3. Abdihakim diriye farah
  4. Ismail hasan mohamed

 

Mahadsanidin

 

 

 

 

Caawintii oo bilaabantay

Hadaanu nahay qoyska NALAYE waxaanu mahadcelin u diraynaa CABDIHAKIM diiriye farax oo bilaabay inuu ka jawaabo qayladii 3caruurta iyo hooyadood ee ku tabaalaysnaa wadanka turkiga.

Cabdihakim wuxuu marwalba utaagan yahay inuu naftiisa ka hormariyo kuwa laga soo qayliyo ilaa 15kii sano ee uu joogey wuxuu ahaa halbowlaha qoyska NALAYE meel kastoo ay joogaanba.

Cabdixakim wuxuu gaadhsiiyey caruurtaa lacag dhan $400.00 dollar oo ay aad ugu baahnayeen.

Waxaanu rajaynaynaa maalmaha soo socda in dad badani ku dayan doonaan ficilkaa wanaagsan.

Mahadsanid   A/HAKIIM

Soo celintii ciise

Qarashak ku baxay waa lacag dhab us$1000.00

SIDA LOO CAAWIYEY MAWLID

MAGACDA                                          LACAGTA

 

 RUUSH WARSAME

 200
 ABDIFATAH WARSAME 200
 ISMAIL HASSAN 500
 ALI ABDI 100
 ABDIFATAH ABDILAHI 100
 KHADAR MAHAD  100
 HASSAN ALI 200
 ABDIHAKIM DERIA 300
 MOHAMED JEEG 1000
 JAMA ABDI 200
 MOHAMED DERIA 500
  
 TOTAL 3400
  
  
  
  
  
  

 

Filimda iyo radraca tarikhda

425 views - 1 comment
413 views - 1 comment
493 views - 0 comments

Hanbalyaeynta & dhalashoyinka & farxadaha

  • I am the new one

    viagra without prescription viagra without prescription is viagra over the counter
  • http://www7.buyerpricer.com/Go.aspx?rurl=https://twitter.com/thelinklater?lang=en

    If some one needs to be updated with newest technologies afterward he must be go to see this web site and be up to date daily.|

Madonaysaa inaad caawiso NALAYE

  • 4.96%
    caawin Goal: $2015.00 Raised: $100.00 0 donations